U bood dhigaalka

10 Dowladood ee Ay Adag Tahay In Gabdhaha Ay Wax Ku Bartaan

Sheeko:Dalka

Qarnigan 21aad, waxaa jiro dowlado ay adag tahay in gabdhaha ay ku helaan waxbarasho, Dowaladahan ayaa ah dowlado faqiir ah oo qoysasku ay la daalaa dhacayaan cunno yari, cudurro iyo barakac dhanka dagaallo sokeeye ah.

Dowladahan ayaa gabdhaha intooda badani ay shaqeeyaan bedelkii inta ay wax baran lahaayeen, waxayna kala yihiin:

1  .Konfurta Suudan

2  .Jamhuuriyadda Afrikada-dhexe

3  .Niger

4  . Afghanistan

5  .Chad

6  .Mali

7 .Guinea

8  .Burkina Faso

9  .Liberia

10 . Ethiopia

Ugu dambeyn, Dowladahan ayaa intooda badan ay ka jirtaa  iskuul yari, sanadkii hore ee lasoo dhaafay ayaa Qaramada Midoobay ku dhawaaqday in loo baahan yahay 69 milyan oo macallin oo dheraad ah dunida oo dhan marka la gaaro 2030 si loo fuliyo ballamaha heerka caalami ee horumarinta waxbarashada.

Goobjoog News