U bood dhigaalka

Xildhibaano ugu baaqay Xukuumadda in ay faraha kala baxdo Mooshinka Jubbaland

Sheeko:Baarlamaanka

Qaar ka mid ah Xildhibaanadii saxiixay Mooshinkii Jubbland ayaa ugu baaqay xukuumadda Soomaaliya in ay faraha kala baxdo Mooshinka ka dhanka ah soo xulista Xildhibanada Jubbland.

Hadalkan Xildhibaanada ayaa yimid kadib markii Khamiistii lagu soo hadalqaaday shirkii golaha Wasiirada arinta Mooshinka, Golaha ayaa soo jeediyay in mooshinka la joojiyo, lana saaro gudoyo dhedhexaad ah oo baaris ku sameeya cabashooyinka ay soo jeedinayaan dadka kasoo jeedisa Juballnad

Xildhibaanada ayaa sidoo kale gudoonka Baarlamaanka ugu baaqay in Miishinka uu meel maro. Xildhibaanadan waxaa ka mid ahaa Dahir Jeesow, Xildhibaan Magan iyo Samaan