U bood dhigaalka

Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Shacabka Kala Hadli Doona Idaacadda Goobjoog

Sheeko:Dalka

Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa maanta markoodii Sedaxaad waxa ay shacabka kala hadli doonaan Idaacadda Goobjoog.

Guddigaan ayaa Idaacadda waxa ay ka qaban doonaan barnaamij taakuleyn ah oo lacago tabarucaad loogu uruurinayo shacabka Soomaaliyeed ee Yemen u dhibban.

Sida caadada ahayd waxaa shacabka Soomaaliyeed looga fadhiyaa in kaalintooda ay ka qaataan oo wixii ay awoodaan ay walaalahooda ugu yaboohaan.

Goobjoog News