U bood dhigaalka

Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Is Casilay

Sheeko:Dalka

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan magaalo madaxdiisa ee Baladweyne ayaa sheegaya in goor dhaw uu is casilay Isku duwihii Maaliyadda Gobolka Hiiraan  Cabdulle Nuur Good.

Cabdulle Nuur Good ayaa sheegay in uu isku casilay ka dib markii uu wax ka qaban waayay Musuq uu sheegay in uu hareeyay Gobolka.

Shir Ja’aaid uu qabtay ayuu ku sheegay in Warqadda Iscasilaadda u gudbiyay Cabdititax Xasan Afarx oo ah gudoomiyaha gobolka Hiiraan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News