U bood dhigaalka

Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Bilaabatay

Sheeko:Dalka

Magaalada Cadaado ee gobalka Galgduud waxaa ka bilaabatay doorashada madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ay u tartamayaan Lix musharrax.

Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug oo gaaraya 89 ayaa dooranaya madaxweyne ku xigeenka.

Musharaxiinta tartamaysa ayaa kala ah:-

  1. Bashiir Diiriye Shariif
  2. Cabdulaahi Bashiir Cabdinuur
  3. Cabdulaahi Xaashi Warsame
  4. Cabdiqaadir Cabdulaahi warsame
  5. Maxamed Xaashi Carabeey
  6. Xasan Maxamed Warsame

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News