U bood dhigaalka

Qaxootigii Laga Keenay Yemen oo Boosaaso Laga soo Ambabixiyay (Daawo Sarirada)

Sheeko:Dalka

Qaxooti ku xareysnaa xerooyin ku yaalay Boosaaso ayaa halkaas laga soo ambabixiyay, Qaxootigan oo la socday Markabka Nawaal 3 ayaa laga keenay dalka ay dagaalada ka socdaan ee Yemen,

Dadkan Waxaa soo amababixiyay sida uu sheegay Wariyaha Goobjoog News ee Boosaaso guddiga gurmadka Qaxootiga Yemen ee Punrtland iyo  Jaaliaydda Soomaaliyeed ee Istanbul

Wariyaha Goobjoog News waxaa uu intaa ku daray in qaxootigan la siiyaylacag jid mar ah, waxaa sidoo kale laga bixiyay gaadiidka, dadkan ayaa kusoo jeeda koofurta Soomaaliya.

Goobti lagu ambabixinayay dadkani ayaa waxaa ku sugnaa masuliyinta puntland gudiga qaxotiga Somaliyeeed Yaman iyo culimada Soomaaliyeed.

unnamed (1) unnamed (1)2 unnamed (2) unnamed (3) unnamed