U bood dhigaalka

War Farxad Leh: Falash aad ku keydin karto wax walba

Dad badan ayaa cabasho ka muujiyay keydinta Datada iyo xogta ay hayaan, Falashayad hadda la isticmaalo waa kuo Limit leh, xogtooda ama keydinta meel ayey ku egtahay, Lakin hadda waqtigaas waa laga gudbay.

Wiil yar oo u dhashay dalka Ruusha ayaa soo saran Falash lagu ke”usb-flash” kaas oo aad ku keydin karto wax walba, Micnaha dhamaad ma leh.

Wiilkan oo lagu magacaabo Alex, waxaa abaalmarin loo siiyay 250 Kun oo Rubil oo u dhiganta 5000 oo dollar.