U bood dhigaalka

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo Shaaciyey Shuruudaha Laga Doonayo Musharixiinta

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey shuruudaha laga doonayo qofka isu soo sharaxaya xilka madaxtinimo ee Jubbaland.

Guddoomiyaha guddigani Xabiibo Maxamed Cabdulle oo warfidiyeenada kula hadashay Kismaayo ayaa sheegtey in qofka isa soo sharaxaya ay qasabtahay in uu yahay qof muwaadhin Soomaaliyeed oo reer Jubbaland ah, Islaam ah, islamarkaasina maskaxdiisu ay degentahay.

Shuruudaha kale ayaa waxaa ka mid ah kuwa soo socda

shuruudaha musharaxnimada