U bood dhigaalka

Saxafiyiinta Al-Jazeera oo 3 sano lagu xukumay

Sheeko:Dalka

Maxkamad ku taalo Qaahira ayaa maanta 3 sano oo xarig ah ku xukuntay 6 ka mid ah eedeysanayaasha Qadiyadda loo yaqaano Mariyoot.

Saxafiyiinta Al-Jazeera  Baher Mohamed, Mohamed Fahmy iyo Peter Greste ayaa lagu eedeeyay in ay faafiyeen warar been  ah, uruuriyeen Muuqaalo been ah isla markaana ka sii daayeen Aljazeera.

Wararka ayaa intaa ku daraya in hal qof dambi lagu waayey oo ka mid ahaa 7-bada qof oo arintan ku eedeysnaa.

Goobjoog News.