U bood dhigaalka

Warbixinta Ganacsiga Billaha Ee Goobjoog (August 2015)

Sheeko:War

Bil kasta Goobjoog waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka mid ah:- Doolarka Maraykanka,  Yuuraha Yurub,  Poundka  Britain, Riyaalka Sacuudi, Dirhamka Imaaraatka, Birta Itoobiya, Shilinka Kenya iyo Shillin Soomaaliga.

Halkaan ka akhriso Warbixinta (RIIX)