U bood dhigaalka

Ambassador Francisco Madeira oo Noqday Ergeyga Zuma iyo Madaxa AMISOM

Sheeko:Dalka

Madada Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa Arbacadii waxaa ay ergeygeeda gaar ah iyo madaxa AMISOM u magacowday Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira oo ka soo jeeda dalka Mozambique.

Francisco Madeira waxaa uu badalay Ambassador Maman Sambo Sidikou oo u dhashay Niger kaas oo jagaas hayey muddo 5 sano ah.
Ninkan la Magacaabay waxaa uu horay uga howlo badan ugu soo qabay Midowga Afrika sida waaxda loo yaqaano Counter-Terrorism Cooperation iyo arimo kale.
Taariikhda Francisco Madeira kala soco, Goobjoog.com