U bood dhigaalka

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Amray In La Baaro Dilkii Loo Geystay Sarkaal u Shaqeynayay Hay’adda Main Action

Sheeko:Dalka

Gudoomiyaha gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa qoraal uu kasoo saaray xafiiskiisa waxa uu hay’adaha amniga gobalka Hiiraan iyo xeer ilaaliyaha guud ee qaranka uu degdeg uga codsaday in ay baaritaan ku sameeyaan dadkii ka dambeeyay dilka Sarkaal u Shaqeynayay Hay’adda Main Action.

Qoraalka uu soo saaray gudoomiyaha gobalka Hiiraan ayaa ku taariikheysan 14-kii bishaan oo ahayd marka falkaan uu dhacay.

Qoraalka ayaa sidaan u qoran:-

wareegto