U bood dhigaalka

Saraakiil NISA ah oo Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho

Sheeko:Dalka

Waxaa maanta barqadii Muqdishu qarax lagu eegtay gaari ay wateen ciidanka nabad sugidda dowladda federaalka gudaha magaalada Muqdisho.

Gaariga ayaa marayey Danwadaagaha ee  degmada wadajir , waxaa halkaas lagu qarxiyay gaariga oo ay saarnaayeen labo sarkaal oo ciidan ah.

Wararka waxaa ay sheegayaan in Hal qof ayaa dhintay, mid ka kale ayaa ku dhaawacmay, dadka qaar ayaa sheegaya in ciidanka la weeraray ay ka tirsanaayeen NISA.

Wixii warar ah kala soco, Goobjoog News.