U bood dhigaalka

Shirkadda  Motorola Oo Soo Bandhigtay Adeegyo Cusub

Shirkadda  Motorola oo soo saartay adeegto cusub oo kala ah: Moto G in India – Moto G4 iyo the Moto G4 Plus.

Shirkaddan ay leedahay  Lenovo, waxaa ay ka timid meel fog iyagoo maalin walba ay soo bandhigeyso adeeg cusub oo dadka ay jecleystaan.

Maxaa Ku Cusub:

Qiimo Jaban: Adeeggan cusub waxaa lagu soo bandhigi doonaa Amazon India, waxaa qiimaha lagu sheegay Rs 13,499.

Qaabka Design-ka: Adeegan cusub waxaa uu ka duwan yahay kuwii hore, waxaa la sheegayaa in loogu talagaya dhalinyarada in uu aad u soo jiito.

Moto G4 features: waxaa uu leeyahay 5.5-inch full HD (1920×1080 pixels)  2GB of RAM iyo 16GB internal storage

Moto G4 Plus features:  Waxaa uu leeyahay Moto G4 Plus iyo  Moto G4 are  waa isku mid 2GB of RAM, and 32GB variant with 3GB of RAM.

Tartan adag ay shirkadda kula jirtaa shirkadaha Tecknoljiyadda ee caalamka, waxaana la sheegayaa in sanad walba ay balan qaaday in ay soo bandhigeyso adeegyo cusub oo dadka raaligeliya.