U bood dhigaalka

Fursado Shaqo Banaan

Sheeko:War

Ogeysiis :
Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyed ee ( SWJ )
Waxa uu ogeysiinayaa bulshada soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan inta ka faa’iideysan karto fursadan shaqo in ay soo codsan karaan .waxaa banaan boos ama position shaqo ah
Project Officer
Ay Hawshiisa tahay in uu hoggaamiyo Mashruuc lagu horumarinaayo Saxafiyiinta Gabdhaha ah, kaas oo diiradda saaraya arrimaha Gender-ka, Advocacy iyo Cilmi baaris lagu sameynayo xaaladaha ay ku shaqeeyaan haweenka Saxafiyiinta ah.
Shuruudaha laga rabo qofka shaqadani soo codsanaayo waxaa ka mid ah
1. In uu leeyahay Qibrad shaqo oo ugu yaraan 4 sano ah.
2. In uu la soo shaqeeyay ururo ama hey’addo hawshaas qaabilsan.
3. In uu qori karo ,fahmi karo, akhrin karo luuqada English ka ah si xirfad ku dhisan.
4. In uu heysto Shahaadada koobaad ee jaamacada ama Bachelor degree iyo in ay Reference leedahay.
5. Waa in uu aqoon duruqsan uu u leeyahay project management.
6. Waa in uu yaqaanaa habka loo qoro warbixinadda hey’addaha lala wadaago ama uu dalbi karaa mashaariic.
F.G. Waxaa tixgeli gaar ah la siin doonaa codsiga Gabdhaha.
Haddii aad buuxin karto shuruudahan fadlan soo dir CV-gaaga kuna soo dir [email protected] arji qabashada waxa ay ku eg tahay. 20 August.
Nasiib Wacan.