U bood dhigaalka

Tilaabooyin aad Files-ka uga Xawili Karto Android phones ilaa iPhone

Dadka Isticmaala Mobilada noocyadooda kala duwan ayaa ku mashquula inta badan in Files iyo wax kale ay uga xawilaan Shirkadaha kale, sidaa darted waxaad mari kartaan.

Haddii aad isticmaasho Adeegga Android phones, una baahan tahay in sawirro, Files iyo Vedios aad u dirto iPhone, waxaad isticmaali kartaa sida soo socota.

Mar hore, waxaa loo baahan yahay Adeegga sunshine si aad sawriro, Vedios iyo arimo kale ugu gudbiso Android phones ilaa  iPhone.

Tan labaad: Vedios, flies and photos.+ select, waa tilaabada ku xigta si aad kale ugu gudbiso Android phones ilaa  iPhone.

Tan sedexaad: Waxaad arki doontaa dhamaan wixii kuu keydsanaa  Mobilkaada ama xitaa Mobil kale ee aad dooneyso in aad wax u xawisho sida  Ipad iyo wixii la midka ah.

Tan Afaraad waxaa taaban kartaa Access files on any of thes devices +Add device

Waxaad ka dooraneysaa Mobilka waxa aad rabto in aas u xawisho, Tusaale ahaan” Sawiro, Vedios, Files kadib select ku dheh.

Tilaabooyinkan waxaa ay kuu sahli doonaan in si fudud aan Mobilkaada ama Mobil kale oo labo adeeg kala isticmaalo ay wax kala qaataan.