U bood dhigaalka

Farmaajo Oo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee Hey’adda Saadaasha Iyo Duulista Hawada

Sheeko:Dalka

Madaxwaynaha Soomaaliya  Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay maareeyaha guud ee hay’adda saadaasha iyo duulista hawada Soomaaliya.

Madaxweynaha JFS Soomaaliya Farmaajo ayaa wuxuu u magacaabay xilkaan Mudane Yusuf Cabdi Cabdulle oo loo yaqaano “Yuusuf Jaalle”.

Yusuf Cabdi ayaa wuxuu horay u soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeellaha Dhexe ee dhinaca Arrimaha Siyaasadda.

Goobjoog News