U bood dhigaalka

Xasan Sheekh: Muxuu maanta ka sheegay shirkii Baydhaba (Dhageyso)

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa furay shirka dhismaha maamulka K/galbeed ee Lixda gobal.

Waxa uu madaxweynaha halkaasi ka jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysa, waxaana sidoo kale uu ka hadlay aragtida ku aadan diidmada shirkaasi ee xubno ka mid ah dadka kasoo jeeda gobalada Koonfur Galbeed.

Halkaan hoose ka dhageyso Khudbadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.