U bood dhigaalka

Madaxweynaha Soomaaliya oo shaqo joojin ku sameeyay 21 Garsoore (Dhageysi iyo Digreeto)

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shaqo joojin ka sameeyay 21 garsoore oo ka howlgalayey maxkamadaha kala duwan ee dalka.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si toos ah loogu sheegay in shaqada laga joojiyay garsoore walba oo aan sharciga waafaqsaneyn gacmahana kula jira shaqo garsoor.

Halkaan hoose ka dhageyso Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka oo digreetadaan akhrinaaya.

Halkaan hoose ka Akhriso digreetada Madaxweynaha uu soo saaray

Digreeto 1

Digreeto 2