U bood dhigaalka

Maamulka Puntland oo amar ku socda shacabka soo saaray (Dhageysi iyo Wareegto)

Sheeko:Dalka

Wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa maanta soo saartay amar ku socda shacabka ku dhaqan deegaanada maamulka Puntland kaa oo ah qaadashada Kaarka aqoonsiga.

Wareegto kasoo baxday Wasaaradaasi laguna sheegay in ay tahay xeer Madaxweyne ayaa la sheegay in aan Kaarka aqoonsiga iyo lacagaha la’isku diro aan lasiin Karin qof aan haysan Kaarka aqoonsiga.

Tani ayaa la sheegay in looga gol leeyahay sidii loo adkeyn lahaa amaanka guud ee deegaanada maamulkaasi, waxaana sidoo kale amar ku aadan dhaqan gelinta arintaan la faray dhamaan gudoomiyaasha degmooyinka.

Halkaan hoose ka dhageyso Wariyaha Goobjoog ee Nugaal Cali Cabdi Casiis oo sharaxaya wareegtadaan.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada.

01

2

Goobjoog News