U bood dhigaalka

Deg Deg: Dhismasho iyo Dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Afrata Darjiino

Sheeko:Dalka

Qarax ka dhashay khasaare naf iyo maal ayaa goor dhaw ka dhacay xaafadda Afarta Darjiino ee magaalada Muqdishu

Qaraxan ayaa lagu soo waramayaa in hal qof ku dhintay labo kale na ay ku dhaawacantay, cabsi ayaa la sheegayaa goobta qaraxa ka dhacay iyo deegaanada ku dhaw

Wariyaha Idaacadda Goobjoog oo warkan xaqiijiyay ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada Nabad sugidda ay goobta gaareen baaritaana uu socdo

Ma cadda cidda qaraxa geysatay, wixii faahfaahin kala soco shabakadda Goobjoog