U bood dhigaalka

Guddiga dib u eegista dastuurka Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho

Sheeko:War

[huge_it_slider id=”29″]

Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka kumeel gaarka oo kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa guda galay Wajigii labaad ee dooda ku saabsan arimaha Garsoorka

Wasiiirka Wasaarada Dastuurka iyo Garsoorka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Faarax Shiikh Cabduqaadir oo doodan hadal ka jeediyay ayaa sheegay in Guddigan uu ka dalbanayo wada shaqayn buuxda si ayuu sheegay loo gaaro hadafka laga leeyahay.

Guddoomiyaha Guddigan Caasho Geelle Diiriye ayaa ka qayb galayaasha doodan furan u sheegtay in arintan ay ugu gol leeyihiin , sidii loo heli lahaa adeeg garsoor ay ku wada qanacsan umadda Soomaaliyeed.

Wararka Goobjoog news