U bood dhigaalka

BAAQ LAGU CODSANAYO BOROBOOSALLO

Sheeko:War

Sanduuqa Somalia Stability Fund (SSF) waxaa uu raadinayaa la-hawlgale sahan faahfaahsan ku sameeya biyaha dhulka ee Warsheekh, Gobolka Shabeellaha Dhexe. SSF waa sanduuq ay maalgeliyaan deeq-bixiyeyaal badan oo taageera nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya. Waxaa loogu talogaley in uu xoojiyo xasiloonida degaanka, in uu sii wanaajiyo isuduwidda taageerada caalamiga ah iyo in uu sii hagaajiyo bixinta taageeradaas.

Degso waraqadda codsiga

Ogeysiis – Warshiekh water Hydrogeology