U bood dhigaalka

Isbitaalka degmada Qoryooleey oo dib loo furay

Sheeko:Caafimaadka

Maamulka iyo Ganacsatada degmada Qoryooleey ee gobolka SHabeellaha hoose ayaa Maanta si rasmi ah u furay isbitaalka degmada Qoryooleey ee Gobolkaasi.

Maxamed Xaaji Cismaan oo ah Guddoomiyaha maamulka degmada Qoryooleey ee gobolka SHabeellaha hoose ayaa sheegay in isdbitaalkan furitaankiisa ay iska kaashadeen shacabka degmada iyo maamulka degmadaasi.

Waxa uu intaasi raaciyay in aysan jirin wax taageero ah oo ay ka heleen dowladda iyo heyโ€™adaha Samafalka ee ka howl-gala gobolkaasi.

Hoos ka dhageyso codka Maxamed Xaaji Cismaan: