U bood dhigaalka

Afar Shirkad Oo Adeegga Live-ka Ku Tartamaya, Youtube-ka Ayaa Ugu Dambeeyay

Iyadoo oo ay jiraan inay ku faafeen meelaha ay bulshada ay ku xariiraan  shabakadu badan iyo taleefoonada casriga ah oo loo yaqaano Ismart phoonka ,ayaa waxay magan galee in badan oo kamida shabakadahaan inay siiyaan qaar kamida adeegyo ay gaar layihiin macaamiishoodu , taasoo ay ka mid yhiin inay usuurto galiyaan adeega loo yaqaano tabinta tooska ah  Live Streamka oo siinaysa macaamiisha inay  iska soo duubaan muqaalo toos ah oo wato sawirro.

Haddaba waxaa ugu muhiimasan adeegayadaan:

  1. Facebook : waxay furtay shirkadda Facebook oo ah bar ay ku xariiraan bulshada Facebook Febuary 2016 wax loo yaqaano taasoo la gooni ah tabinta muqaal toos ah oo ay adeegsanayaan dhamaan macaamiisha shirkadda ee daafaha dunida ku nool ,waxayna siinaysaa macaamiisha inay ku dhajiyaan cajaladda xilliga ay hadlayaan si ay umuuqato tabinta tooska ah.
  2. Twitter : sidoo kale Shirkadda Twitter waxay siisay macaamiisheeda adeeg tabinta muuqaalka tabinta tooska ah iyagoo umaraya ama adeegsanaya habka loo yaqaano Andro iOS iyagoo ubaahneyn adeegga tabinta tooska ah oo loo yaqaano Bariskoob , halka uu adeegsanayo macaamiilka  marka uu bilaabyo tabinta tooska ah waxa uu riixayaa oo kaliya baton ugaar ah adeegga .
  3. InstIgram : ka dib markii la furay shabakad ay dadka ay ku wadaagaan sawirrada caanka ah iyo sheekooyinka waxay furtay sidoo adeegga tabinta tooska ah oo siinaya macaamiisha adeegga Instagramka kuwaas oo soo galinaayo muqaalo toos ah hawada si toosa ah , waxaa suurto gal u ah macaamiilka marka uu  adeegga tabinta tooska ah ee Instagramka isagoo soo galay kaamirada waxa uuna dooranaa Live Stream, sidoo kale waxaa usuurto galaysa saaxiibada isticmaala Instagramka inay daawadaan muuqaalada ayna fariimo diraan iyo inay tirttiraan commentiga ama inay iska dhaafaan .
  4. Yuotube : Shirkadda Google ayaa waxay siisay adeeg Yuotubed oo raacsan iyada kaasoo macaamiisha siinaya iny awood uhelaan inay la socdaan tabinta dhacdooyinka hareerahooda ka dhacaya iyagoo istcimaalaya adeeggaan , waxa uu siinayaa macaamiisha tiro faro badan waxyaabaha soorto galka ah ,iyadoo taasi a sii dheertay inay fududaato shaqada waxa uuna leeyahy baton ugaar ah markii la soo galaayo tabinta tooska ah .