U bood dhigaalka

Akhriso: Heshiiska Xildhibaan Mahad Salaad Lala Xiriirinayo Ee 2015-kii

Sheeko:Dalka

Goobjoog News waxaa soo gaaray heshiiska la sheegayo in uu Xildhibaan Mahad Salaad la saxiixay dhanka Itoobiya xilligii uu ahaa wasiir dowlaha madaxtooyada.

Heshiiskan oo ka kooban 8 qodob, waxaa uu intiisa badan ka hadlayaa xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaa xusid mudan in aan weli la horkeenin baarlamaanka Soomaaliya.

Akhriso, Heshiiska:

he1 hes2 hes3