U bood dhigaalka

AKHRISO:- Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Ka Hadlay Arrimo Ay Kamid Tahay Xiisadda Galmudug

Sheeko:Dalka

Madaxda maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug ayaa qoraal ay si wadajir ah usoo saareen waxay kaga hadleen xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Galmudug, go’aanka dowladda ka qaadatay arrimaha Khaliijka iyo qaabka dowladda uga hadashay khilaaf siyaasadeedka ka jira Galmudug.

Waxay walaac ka muujiyeen halka ay marayso xaaladda dalka, waxaana ay ku baaqeen in la helo xasilooni siyaasadeed.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

Warmur