U bood dhigaalka

Akhriso: Magacyada Hindise Sharciyeedyada Maanta Ee La Horkeenay Golaha Shacabka

Sheeko:Baarlamaanka

Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay golaha shacabka hor-keentay illaa 15 Hindise Sharciyeed.

Liiska ay heshay Goobjoog News waxaa ku qornaa 12 Hindise, waxaanna halkan ku soo gudbin donna magacyada sharciyadaas

Hindise Sharciyeedka Maanta Golaha Shacbka La Hor keenay:

  1. Qaraarka Golaha Wasiirada
  2. Heshiiska Maxaabiis is-dhaafsiga ee Soomaaliya iyo Hindiya
  3. Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2015/2016
  4. Hindise Sharciyeedka Lagu dhisayo guddiga madaxabannaan ee la dagaalanka musuqa
  5. Hindise Sharciyeedka golaha mihnadleyaasha caafimaadka qaranka
  6. Hindise Sharciyeedka Waxbarashada
  7. Hindise Sharciyeedka  Kheyraadka Biyaha
  8. Hindise Sharciyeedka Xeerka Saxaafadda
  9. Hindise Sharciyeedka Maareynta Maaliyadda
  10. Hindise Sharciyeedka  Xakameynta Hubka
  11. Hindise Sharciyeedka La dagaalanka Argigixisada
  12. Hindise Sharciyeedka  Istaatistikada Soomaaliya

Goobjoog News