U bood dhigaalka

Akhriso: Magacyada Marti-sharafka Ka Qeyb-galaya Xafladda Caleemo-saarka Madaxweynaha Hirshabeelle

Sheeko:Dalka

Waxaa hadda magaalada Jowhar ka socota xafladda caleemo-saarka madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare kaas oo September 16keedii halkaasi lagu doortay.

Hadaba, Halkan Ka Akhriso, Liiska Madaxda Ka Qeyb-galeysa Xafladda Caleemo-saarka Madaxweynaha Hirshabeelle:

  1. Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre
  2. Wasiirka arrimaha gudaha: Cabdi Faarax Siciid(Juxa)
  3. Wasiirka Amniga: Xil. Maxamed Abuukar Islow (Ducaale)
  4. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha: Xil. Khadiija Maxamed Diiriye
  5. Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah: Mudane Cabdi Xaashi
  6. Ergeyga Xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey: Michael Keating
  7. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas
  8. Madaxweynaha Jubbaland: Axmed Madoobe
  9. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Sharif Xasan
  10. Madaxweynaha Galmudug: Axmed Ducaale Geelle Xaaf
  11. Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali maxamed geedi,
  12. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan
  13. Wasiir ku xigeenka maaliyadda
  14. Xildhibaannada kala ah Nuux, Maxamed Cumar Ceymot, Daahi Amin Jeesow

Goobjoog News