• Dowladda Kuwait ayaa maanta deeq gargaar ah gaarsiisay maamulka Somaliland. Diyaarad nuuca dagaalka ah oo deeqdaasi raashinka ahi waday ayaa ka degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera. Deeqdani ayaa loogu talagalay in lagu caawiyo dadka...

  • Gobollo farabadan oo ka tirsan deegaannada Dalka ayaa waxaa ka jira abaaro aad u xooggan oo dalka iyo duunyadiiba saameeyeyay, hadaba waxaan warbixin idiinka diyaarinnay xaaladda abaaraha ee heerka ay mareyso Deegaanno kala Duwan oo...

  • Arbacadii 11-kii bishan, waxaa guddomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah loo doortey Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waa markii 2aad ee uu jagadaasi qabto, oo horey ayuu 4 sano u hayey. Taariikhda Guddoomiyaha Golaha Shacabka:...