• Sanad walba waxaa dunida la xusaa maalinta macalimiinta iyadoo loo asteeyay maalin u gooni ah macalinka, Soomaaliya ayaa ka mid ah waddamada aad looga xuso maalinta macalinka, lagana sheekeeyo dhibaatooyin heysta macalinka, ardeyga iyo manhajka....

  • Dal burburay dib u dhiskiisa waxyaabaha aas aasiga u ah waxaa ka mid ah dowlada dhalata burburka kadib iyo siday u dhaqanto. Sida ay ula dhaqanto dadka dagaalka kasoo baxay ee burburka ku sugnaa mudada...

  • Todobaadkan waxaa soo ifbaxay fadeexad weyn oo hareysey shirkadda shidaal baarista SOMA Oil and Gas ee hawlaha shidaal baarista ka wadda Soomaaliya, waxayna tani ka dambeysey kadib markii xafiiska baarista dambiyada daran ee wax isdabamarinta...

  • Maamulada Soomaaliya ka jira waa kala ceyn, waxaa jira shakhsi si loo doorto aqoon, lacag, waqti iyo dadaal dheer ku bixinaya halka nin kale la iska doorto micno la’aan iyo iyadoo xitaa aan la ogeyn...

  • Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay wadamada dhaca qaaradda Afrika gaar ahaan geeska afrika waxaa deris la ah wadamada Kenya, Ethiopia, Djibouti kuwaa oo intooda badan ay ciidamo ka jooogaan Dalka Soomaaliya, sidoo kale dalalka...

  • Waxaa maalmahan magaalada Hargeysa ka socdey bandhigga buugaagta caalamiga, kaasi oo socda sanadkii sideedaad oo xiriir ah, waxaa lagu sheegaa in uu yahay kan ugu weyn ee Bariga Africa laga qabto. Waxaa kale oo magaalada...

  • Kadib doorashii madaxweyne Xasan sheekh ee Sanadkii 2012 iyo ka bixitaankii Kumeel gaarnimada waxaan uga fadhinay dowladda uu hor kacayo Madaxweyne Xasan Sheekh inuu dalka gaarsiiyo federal dhammaystiran dad isku uur fiyow iyo Soomaali oo...

  • Inkasta oo ay beenisay xarakada daalibaan geerida Mulla Cumar, ayaa haddana mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Afqanistan iyo Sirdoonka Bakistaan waxay isku raacsan yihiin inuu geeriyooday Mulla Cumar, haddiise ay dhab noqoto inuu geeriyooday Mulla Cumar...

  • Tan iyo Markii Isniintii July 27, 2015-kii la doortay Xaliimo Yarey, Waxaa la isweydiinayaa sababta”Xaliimo Yarey” loogu doortay jagadan iyo xitaa Guddigan markii horaba?! Maxay ku muteysatay? ! Waa Kuma Haweeneydan?! Yaa Gadaal ka riixaya?!...

  • Shalay ;wax kasta waxaan u hurnay wadanka wax kasta oo qaali ahna ku waynay , Maanta ;waxaan wax kasta u huraynaa sidii aan wadanka uga carari lahayn !, maxaa isbadalay? Wadaniyaddu waa shay aan la...