U bood dhigaalka

C/weli Gaas Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii La Dagaalanka Burcad Badeedda

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii la dagaalanka Burcad Badeedda  ee maamulkaasi, C/risaaq Maxamed Dirir (Duceysane)

Gaas ayaa wareegtada xil ka qaadistan ku sheegay in loo baahan yahay dardargelinta agaasinka la dagaalanka Burcad badeedda Puntland, uu go’aansaday in mas’uulkaasi xilkaan ka qaado.

Wareegtada ayaa sidan u qoran:

unnamed-3-2

Goobjoog News