Deg-deg: Shirkii Maamul Goboleedyada Ee Kismaayo Oo Dib U Dhacay

DEG-DEG-1132x670

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu dib u dhacay shirkii Axadda lagu waday in uu halkaasi uga furmo maamul goboleedyada dalka.

Arrintan dib-u-dhaca ayaa timid kadib markii  maanta ay baaqdeen wafdiyada madaxweyneyaasha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo madax kale ee shirka.

Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in shirka uu dhici-doono maalinta talaadada ah ee soo socota.

Wararka, shirkan kala soco, Goobjoog News