U bood dhigaalka

Galmudug: Dhex-dhexaadintii Xildhibaannada Federaalka Ah Oo Fashilantay

Sheeko:Dalka

Warar hadda naga soo gaaray magaalada Cadaado ayaa sheegaya in uu socdo shir jaraa’id oo ay qabanayaan Xildhibaannada federaalka ah ee dhex-dhexaadinta u tagay magaalada Cadaado, iyaga oo ku dhawaaqay in uu fashilmay dadaalkii ay ku dhex-dhexaadin lahaayeen labada garab ee maamulka Galmudug.

Arrintan ayaa timid kadib markii sida ay sheegeen faragelin ka timid dowladda dhexe, taas oo sida la sheegayo arrinta meel sare gaarsiisay.

Wararkan, kala soco Goobjoog News