U bood dhigaalka

Guddiga Madaxa Banaan Ee Dib u Heshiisiinta Qaran Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dhexe Maray Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada

Sheeko:Dalka

War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga madaxa banaan ee dib u heshiisiinta qaranka ayaa lagu soo dhoweeyay heshiiskii ay 5-tii bishan magaalada Muqdisho ku gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada.

Guddiga ayaa sheegay in ay ka mahadcelinayaan isku soo dhowaanshiyaha dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Sidoo kale waxa uu guddiga ku baaqay in la dardargeliyo dib u heshiisiinta guud ee dalka.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News

k 10001 k 10002