U bood dhigaalka

Guddiga Qaran Abaaraha Oo Deeqo Ka Badan Hal Milyan Oo Dollar Gaarsiiyay Maamul Goboleedyada

Sheeko:Dalka

Guddiga Qaran Ee Gurmadka Abaaraha ayaa soo saaray qiimaga deeqaha ay gaarsiiyeen dhammaan gobollada dalka. Waa wajiga 2aad ee gaarsiinta deeqaha

Hadaba, Waxaa Maamullada Loo Gaarsiyay Sida Soo Socota:

Magaca Maamulka Lacag Raashin Dawo
Somaliland $200,000
Puntland $150,000
Jubbaland $150,000
Koonfur Galbeed $150,000 38 Tone
Galmudug $150,000
Hirshabeelle $150,000
Banaadir $100,000 20 Tone
Sool, Sanaag, Ceyn $100,000
Wadarta Guud: $1,150,000

 

Sida ay war saxaafadeed ku sheegay guddoomiyaha farsamada ee guddiga qaran ee gurmadka abaaraha Dr. Yaxye Cali Ibrahim waxaa ay dhawwaan sidoo kale gargaar degdeg ah gaarsiin doonaan degmooyinka la dhibaateysan shuban biyoodka iyo Baraka colaadeed.

Goobjoog News

 

Mawduucyada:Gobollada