U bood dhigaalka

Guddoomiyeyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Degmooyinka Gobolka Banaadir (Magacyada)

Sheeko:Dalka

Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliy ayaa lagu magacaabay guddoomiyeyaal cusub oo degmooyinka gobolka Banaadir ah.

Waxaa wareegtadan lagu magacaabay 15 guddoomiye, waxaa xilalkii laga qaaday guddoomiyeyaashii hore ee degmooyinkan maamulayey, marka laga reebo Kaxda iyo Hilwaa, guddoomiyahii Dharkeenley isna waxaa loo soo wareejiyey degmada Kaaraan.

Magacyada guddoomiyeyaasha cusub:

1- Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane

2- Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur cali yaanyo

3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale

4- Degmada Yaaqshiid:  Axmed Xasan Maxamuud

5- Degmada Howlwadaag:  C/kariin Cali Kaar

6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo

7- Degmada Dayniile: C/wali Nuur Faarax

8- Degmada Wadajir: Cumar C/llaahi Xasan

9- Degmada Dharkeenley:  C/raxmaan Siid cali

10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed

11- Degmada xamerweyne: Cumar Shariif Maye

12- Degnada Xamar Jajab: C/wali C/llaahi Maxamed

13- Degmada Waabari Rowdo C/llaahi

14- Degmada boondheere:  Zeinab Yuusuf Wehliye

15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warasame