U bood dhigaalka

Hargeysa: Wax Ka Agow Goobaha Ay Dadka Iyo Madaxda Ka Codeyn-doonaan, Sawirro

Sheeko:Dalka

Weriyaha Goobjoog News ee ku sugan magaalada Hargeysa waxaa uu soo sheegayaa in gobolka ay Hargeisa caasimadda u tahay laga codeyn-doono  illaa 535 gooboob.

Madaxweynaha Somaliland Maxamud Maxamud Silaanyo iyo murshaxiinta madaxrinnimada ee kala ah: Faysal Cali Waraabe, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cirro dhammaan waxaa ay ka codeyn-doonaan Xarunta Hey’adda shaqaalaga.

Dhinaca kale dadweynaha oo qaarkood xalay ay goobta cod-bixinta jiifteen waxaa ay ka codeyn-doonaan Hargeysa gudaheeda sida Kheyriya, iskuulladda iyo xarunta degmooyinka.

Doorashada ayaa goobaha cod-bixinta Somaliland ka furmay 7-da subaxnimo, waxaa la filayaa in la soo gabagabeeyo 12 saac gudahood.

Sawirro U Gaar Ah Goobjoog News:

codayn 11 codayn 22 Codyn5

4 3 2 1 6

Warar doorashada Somaliland, mar walba kala soco, Goobjoog News.

 

Mawduucyada:Gobollada