Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Walaalkii Oo Lagu Dilay Malaysia

mey

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isniintii dalka Malaysia lagu dilay hoggaamiyaha waqooyiga Kuuriya walaalkiis kadib markii meydkiisa la helay

Kim Jong-nam oo 45 jir ah ayaa waxaa lagu dilay airportiga magaalada Kuala Lumpur ee caasimadda Maleysia..

Kim Jong-nam waa curadka hoggaamiyihii hore ee  North Korea Kim Jong-il, waxaa ay isku hooyo yihiin hoggaamiyaha dalka waqooyiga Kuuriya

Wararka qaar waxaa ay sheegayaan in Kim Jong-nam uu u dhintay sun la siiyay.

Goobjoog News