GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Thursday
Nov 20th
Home Wararka Siyaasadda Sarkaal katirsan TFG-da oo xalay lagu weeraray Degmada Dharkinley.

Sarkaal katirsan TFG-da oo xalay lagu weeraray Degmada Dharkinley.

E-mail Print PDF

Weerarkani oo dhacay saqdii dhexe ee xalay socdayna illaa saakay (5:00am) ayaa waxaa la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan, waxaana dagaalkaasi xalay uu ahaa sida muuqatay weerar aad u culus oo qorsheysnaa.

Guriga oo uu deganaa Cali Yare oo ah Taliye kuxigeenka Booliska kuna yaalla degmada Dharkinleey ayaan Illaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha soo kala gaaray labadii dhinac ee dagaalamay lakin dadka kudhaqan degmadaasi ayaa sheegaya In halkaasi saakay ay ku arkayeen qaar kamid ah maleeshiyada TFG-da oo meydadkooda halkaasi yaalla.

Sidoo kale waxa Taliyaha oo xilligaasi hoygiisa kusugnaa ayaa lagu soo waramayaa in aanu wax dhibaato ah soo gaarin marka laga reebo maleeshiyooyinkani laga dilay.

Dadka deegaanka ayaa waxaa lasoo gudboonaatay cabsi xoogan oo ku aadan weerarkasi xalay iyaga oo ka cabsi qaba in hawlgallada saakay halkaasi laga sameeynayo lagu uruuriyo wiilashooda maadaama TFG-da ay caado u noqotay in xilliyadani oo kale ay dadka xitta waddooyinka ka uruuriyaan.

Ma ahan markii ugu horeysay oo weerar lagu qaado Hoyga Cali Yare waana markii labaad oo weerar lagu qaado guriga uu ka degan yahay Degmada Dharkinleey Taliye kuxigeenka Booliska oo horey weerar ay ugu qaadeen Xoogaga kasoo horjeeda Siyaasadda dowladda TFG-da iyo Ciidamada Itoobiyaanka xilligaasi oo ay dab qabadsiiyeen hoygiisa degmada Dharkinleey ee Gobolka Banaadir.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda

Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda Waxaynu bartamaha uga jirnaa bisha barakaysan ee Ramadaan, oo caan ku ah inay tahay  bishii la soo ...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

Global Financial Meltdown: Black Monday and Bailout Plan

Global Financial Meltdown: Black Monday and Bailout Plan Credit crisis began 13 months ago in August 2007 when the growing payment mortgages deficit, put mil...

Finding the Way Out of Clan Cul-de-Sac

Finding the Way Out of Clan Cul-de-Sac “Our lives begin to end the day we become silent about things that matter.” Dr. Martin Luther ...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah