GoobJoog

Islaamnimo, Wadaninimo &
Dhexdhexaadnimo

Thursday
Nov 20th
Home Wararka Siyaasadda Zenawi “Itoobiya waxa ay isku diyaarineysaa in ay Ciidamadeeda..

Zenawi “Itoobiya waxa ay isku diyaarineysaa in ay Ciidamadeeda..

E-mail Print PDF

Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay qiratay in duulaankii ay kusoo qaaday Soomaaliya ay ku hanti beeshay isla markaana ku ciidan waysay.

Hadaba Ra’iisal wasaaraha Dalka Itoobiya Meles Zenawi oo wareysi siiyay Wargeyska lagu magacaabo Financial Times ee kasoo baxa Dalka Britain ayyuu shaaca kaga qaaday arrintaasi isago sheegay in  dalkiisa uu isku diyaarinayo sidii ay Ciidamadooda ugala soo bixi lahaayeen wadanka Soomaaliya xittaa kahor inta aysan xaqiijin Ammaanka iyo deganaanshiyaha Dalka Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

Wareysiga waxa uu sidoo kale kusheegay in xilligani aysan sii wada Karin dowladda Itoobiya dhaqaalaha ay kubixisay Soomaaliya dhinaca dagaalka iyo dhanka Ciidamada oo illaa iyo iminka ay weli sii socoto.

Waxaa si cad u sheegay in Dowladda Itoobiya taageerada ay siineyso Dowladda TFG-da aysan aheyn mid waligeeda sii soconeysa oo keliya ay dhinaca siyaasadda ka teegeeri doonto hadda kadib dowladda TFG, wuxuu sidoo kale sheegay in dhibaatooyin kale ay uga fur furan yihiin gudaha wadankiisa oo aysan kudhinac wadi Karin dagaalada Soomaaliya.

Hadalkani kasoo baxay Ra’iisal wasaaraha Dalka Itoobiya Meles Zenawi xilli ay ku kordheen dagaalada ay kala horyimaadeen Xoogaga kasoo horjeeda kaasi oo ku qabsaday Itoobiyaanka Gobolo fara badan oo kamid ah Dalka Soomaaliya.

Trackback(0)
Comments (0)add comment

Write comment
smaller | bigger

security image
Write the displayed characters


busy
 

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday!

Isbahaysiga Jabuuti oo Sinbiririxday! Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay

Sh Xasan Daahir Aways oo Khilaafkii Caqiido ka Dhigay Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa

Waxaan ku Cunin waa la Cunaa Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...

Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda

Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda Waxaynu bartamaha uga jirnaa bisha barakaysan ee Ramadaan, oo caan ku ah inay tahay  bishii la soo ...

IGAD and its patient – a political check up

IGAD and its patient – a political check up Somalia was discharged from Mbagathi Hospital after Somalis formed the Transitional Federal Institut...

Global Financial Meltdown: Black Monday and Bailout Plan

Global Financial Meltdown: Black Monday and Bailout Plan Credit crisis began 13 months ago in August 2007 when the growing payment mortgages deficit, put mil...

Finding the Way Out of Clan Cul-de-Sac

Finding the Way Out of Clan Cul-de-Sac “Our lives begin to end the day we become silent about things that matter.” Dr. Martin Luther ...

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل

اتفاقية جيبوتي.. الطريق الدبلوماسي لإخراج المحتل   تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟

اتفاقية جيبوتي .. هل ستنهي الصراع الصومالي؟ بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...

Badeeco Rakhiis ah