Dagaal xoogan ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka dhacay Xaafadaha Ceymiska iyo sidoo kale Warshaddii hore ee Baastada halkaasi oo ay ku dagaalameen Ciidamada dowlada Federaalka iyo kuwa Itoobiya ee halkaasi kusugan.
Dhinaca kale qarax xoogan ayaa galabta waxa uu ka dhacay wadada Israac Degmada X/jajab ee Magaalada Muqdisho kaasi oo lasheegay in uu ahaa Bamka gacanta laga tuuro, waxaana lagu tuuray maleeshiyo katirsan Dowladda TFG-da oo halkaasi kusugnaa.
Qaraxani ayaa kusoo beegmaya xilli baaritaannada xoogan ay soconayaan iyo waliba iyadoo ay sii korortay bartilmaameedka maalmahani lagu hayo maleeshiyada TFG-da.
Set as favorite
Bookmark
Hits: 257
Trackback(0)
Comments (0)

Write comment




Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku sugan Jabuuti ee uu gudoomiyaha u yahay Sh. Shariif Sh Axmed ayaa t...
Waxaa dhawaan dhagaystay waraysi uu Sh Xassan Daahir laga duubay oo uu kaga hadlay khilaafka u dhexe...
Markaad aqrinayso qoraalkaan waxaa dhici karta in aad ku jirto qol hagaagsan, isla markaana aadan qa...
“Our lives begin to end the day we become silent about things that matter.” Dr. Martin Luther ...
تم التوقيع في التاسع من يونيو/حزيران الجاري في جيبوت...
بعد أيام من الترقب وحبس الأنفاس منذ بدأ الحديث عن مفاوض...