U bood dhigaalka

Kalfadhiga 2aad Ee Aqalka Sare Oo Maanta La Soo Xirayo

Sheeko:Baarlamaanka

Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo xiraya kalfadhigiisa 2aad kaas oo socday 6 bil.

Kalfadhigan oo fumray July 12, 2017, waxaa uu ahaa mid mashquul ah, iyada oo la ansixiyay sharciyo badan iyo shaqooyin kale oo muhiim ahaa.

Sidoo kale aqalka sare muddadii uu jiray kalfadhiga 2aad, waxaa ay ka qeyb-qaateen xal u helidda khilaafaad ka jiray maamul goboleedyada dalka.

Arrimaha oo faah-faahsan kala soco, Goobjoog News