U bood dhigaalka

Koonfur Galbeed Oo Soo Afjartay Doorashada Aqalka Hoose

Sheeko:Dalka

Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay goordhaw doorashada aqalka goose.

Xuseen Maxamud Sheekh oo 50 ugu   guuleystay Cali Maxamed oo helay 0.

Xasan Macalin Xusein oo helay 40 cod ayaa ka adkaaday Xasan Xaji Ibrahim.

Labadan Kursi ayaa waxaa ay ugu dambeeyeen 69ka ee laga sugaayey koonfur galbeed.

Liiskan iyo xildhibaanada koofur galbeed oo dhameystiran kala soco.

Goobjoog News.