U bood dhigaalka

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya“Itoobiya wey wadi doontaa taakuleynta ilaa nabad iyo xasilooni ay Soomaaliya ka hesho”

Sheeko:Dalka

Kulanka oo ka dhacady Adis Ababa, waxaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo arrimaha nabadda iyo amniga dalka Soomaaliya.

Ra’isul waasaraha Itoobiya Heilemariam Desalegn waxaa uu sheegay in mar walba ay doonayaan in Soomaaliya ay ka dhacdo nabad waarta.

“Itoobiya wey wadi doontaa taakuleynta ilaa nabad iyo xasilooni ay Soomaaliya ka hesho”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasaan Sheekh ayaa dhankiisa sheegay in Itoobiya ay weligeed garan istaagi jirtay Soomaaliya isla qeyb ka qaadaneyso dib u xasilinta dalka Soomaaliya.

“Taageerada Itoobiya darteed ayey maanta Soomalaiya u qabaneysaa doorashooyin dalka oo dhan ka dhaca, waxaan ugu mahadcelinayaa dalka Itooobiya kaalinta ay ka ciyaareen xasilinta Soomaaliya.

Goobjoog News