U bood dhigaalka

Madaxweyne Xaaf Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Gaaray Gaalkacyo

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, xildhibaanno ka tirsan  baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Madaxweyne Xaaf iyo xubnaha la socda ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo, waxaana aad loo adkeeyay ammaanka magaaladaasi.

Xildhibaannada la socda madaxweynaha Galmudug waxaa kamid ah Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, iyadoo ulajeedka ay u tageen Gaalkacyo kamdi tahay ka shaqeynta nabadda iyo sidoo kale daminta dagaallada kusoo noqnoqday Gaalkacyo.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News