U bood dhigaalka

Maqaaxida Coffee Italia Iyo Agagaarka Immigration Oo Qarax Ka Dhacay

Sheeko:Dalka

Qarax gaari ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay maqaahida Coffee Italia oo u dhaw xafiiska Immigration ee wadada Maka- Al-mukarama.

Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah ayaa lagu soo waramayaa in uu qaraxa ka dhashay, gawaarida gargaarka ayaa dadka u daad-gureeynaya Isbitaal Madiina iyo goobaha kale ee caafimaad.

Wararka ku saabsan qaraxa kala soco, Goobjoog News