U bood dhigaalka

Mobilka Google Pixel Oo Tartan adag la galayo Mobillada Aplle iyo Sumsung

Google Pixel ayaa waxaa la sheegayaa in ay tartan adag la geli doonto Mobillada Apple iyo Sumsug oo labada ah shirkado lagu yaqaano xagga Tecknolijiyadda.

Mobilkan cusub, waxaa uu ka mideysan yahay Mobillada Sumsug iyo Apple, xagga Camerooyinka, Batariyada iyo quruxda kale, Laakin waxaa la sheegayaa in Google ay aad ugu keydin badan tahay Mobillada Apple iyo Sumsung.

Qofka adeegsada Mobilka cusub ee Google Pixel  waxaa la sheegayaa in uu helayo meel uu ku keysado waxwalba sida Sawirrada, Vedios-ka, arrintan ayaa lagu sheegay in Google Pixel  uu kaga horeeyo shirkadaha kale ee kula tartamaya tecknolojiyadda xagga Mobillada sida Apple iyo Sumsug.

Shirkadda Apple, waxaa laga doonayaa in 10$ qofka doonaya in uu helo goob uu ku keysado sawiro iyo vedios.

Keydka Apple waxaa aad 10$ ku helysaa ilaa 1 tripate, 1.99 waxaa ku heleysaa firaaqo xagga shirkadad Amazon ah, shirkadda Microsof ayaa la sheegayaa 6.99 ay ku heli karto Office-ka.