U bood dhigaalka

Murashaxiinta Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacaka Oo Khudbeynaya

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa goordhaw xarunta golaha shacabka ka bilaabanaya khudbadaha  Murashaxiinta Guddoomiye K-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacaka.

Ilaa 12 murashax ayaa lagu wadaa iney hadlaan min 15 daqiiqo, iyaggoo xubnaha baarlamaanka federaalka ah u sharixi doona sababta ay tahay in loogu doorto jagadaas.

Murashaxiinta waxaa ay kala yihiin:

  1. Cabdulkadir Sh. Cali Baqdaadi
  2. Mahad Cabdalla Cawad,
  3. Burhaan Aden Cumar,
  4. Cabdulahi Xusen Cali,
  5. Cabdiweli Maxamed Qanyare,
  6. Xuseen Cabdi Cilmi,
  7. Cabdulahi Godax Barre,
  8. Jamaal Xasan Ismacil,
  9. Cusman Ducaale, C
  10. ilmi Maxamed Nuur,
  11. Cabdiraxmaan Aden Ibarhim
  12. Maryan Axmed Harun.

Wararkan, Kala sco, Goobjoog News