U bood dhigaalka

Puntland: 15 Shaqaalaha Rayidka ah Oo Ku Guuleystay Deeq-waxbarasho Oo Dibadda ah

Sheeko:War

Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa ku dhawaaqday liiska shaqalihii helay deeqda Waxbarashada heer 1aad Degree ee Jaamacadaha ee dalka Ethiopia.

Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa ku dhawaaqday Magacayada shaqaalah ku guuleystay deeqaha Waxbarsho ee loogu talagalay in lagu kobciyo sarena loogu qaado kartida, Tayadam, xirfada shaqalaha dowladda, Deeqdan oo Bachelor Degree ah.

Dhamaan ardaydaan ayaa la rabaa iney isku diyaariyaan howlahooda Waxbarasho decmontiyadana keenan Xafiiska Tacliinta sare.

 

Liiska shaqaalaha helay deeqda ka akhriso halkan hoose:

shaqaale-ku-guuleystay-deeq-waxbarasho (1)